Advertisements
Wararka

Xildhibaanow Xuux Xasaanadey Xuux Xeerow Haakah…


Xisbiyow adigana Xuux
Xeer Ilaaliya yimid xaafadaha u dhaca
Xasuuqa wixi horyimada.
Xeer Ilaaliya yimid indhaha ka riday sharciga xambaarsan midey xabashi
Qortay.
Xeer Ilaaliya yimid xog an u hayn xaalada dalka in shan xafadood o isku hayb ah
Kala habar ah xaynba meel logu ooday Halki xoola daaqsinka u ahayd loga dhigay Xukumad.
Xeer Ilaaliya yimid an xafiskisa dhafi karin xaal mooga ka ah federalka xaaranta ah in shanta xafadood xaq u siyey xeer u gooni ah xukun maxkamadeed iyo xeer ilaaliye u gaar ah.
Xukumadi dalka xaal mastuur iyo xariftan ku nool.
Xeer Ilaaliya yimid xadgudubka xarga moodey
Xildhibanada iney xeer dejiaha yihiin xafiskisana
Ilaali nagu ilaali naga ilaali
Yahay ilaa lagu helo xildhibanka gacmaha ku xambaarsan wixi xeer ku ka xarimay.
Xeer Ilaaliyow xage jirtay
Shanti maamul ku shega
Shir Kismaya Shirqoolke
Ku midoobeyn madaxweyne
Iyo ku xigeyn dorteen
Xiriir toos ah carabta la xirteen
Xukumadi dhexe dhex dhexdhexadkeda ka fureystay dhegaha o weli dhaleyceyn u raacshay xeer ilaaliye xageed ku dhumaneysay.
Markad muwadin afka ka dhawaqay rasas la dhaceysid.
Xeer Ilaaliyaw xaalka wa cadyahay shirqoolki Kismaya marku shaqeyn wayey.
Habarta xanaq dhow e xabada ku bilow xolahey
Jecelyihiine hantidooda Dhaca.
Xafadood u dhaca xaaska iyo caruurta wa xasaasiye
Xukumadaan ha xasili weydo intey xoogeysan xaglaha jira.
Waka xumatay Xeer Dumiyow. imaradka xunka iyo xabashi haku difaceen.

Eng. Jiraabay

Advertisements
About Admin (4518 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: