Advertisements
Wararka

Kooxaha Arsenal, Chelsea iyo Manchester United oo laga wada badiyey kulankii 25aad…


Kulankii 25aad ee horyaalka Ingriiska oo xalay iyo daraad la ciyaaray ayaa qaar ka mid ah kooxihii waaweynaa laga wada badiyey.

Swansea oo 3-1 ku dardartay Arsenal, Chelsea oo gurigeeda 0-3 ku burburisay kooxda Bournmouth, halka Tottenham ay 2-0 ku dubatay kooxda Manchester United.

ManCity oo xarakeyneyso.jpg

Liverpool oo 3-0 uga badisay Huddersfield iyo Manchester City oo 3-0 uga badisay kooxda West Brom.

Salah oo dabaaldegayo.jpg

Manchester City oo hogaanka horyaalka sii dheereysatay, waxay leedahay 68 dhibcood halka tan ugu soo dhow ay tahay Manchester United ku hogaamineyso 15 dhibcood.

Shabakada Wararka

hagaag.com

info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (3821 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: