Advertisements
Wararka

Ciyaaraha Olombikada xilliga qaboobaha oo ka furmay Kuuriyada Koonfureed…


Dalka Kuuriyada Koonfureed waxaa maanta ka furmay tartanka ciyaaraha Olombikada xilliga qaboobaha. Waxayaabaha cusub oo lagu arkay furitaanka ayaa waxaa ka mid ah labada Korea oo hoos socday hal calan, taasi oo muujineyso yididiilo dhinaca nabada.

Dhinaca kale dalka Ruushka ayaanan uga qeyb gelin ka dowlad ahaan, laakin uga qeyb galeen dhalinyaro Ruush ah oo si iskaa uga qeyb galay.

furitaanka IOC

Waxaa sidoo kale ciyaaraha Olombikada ka qeyb gashay gabar la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi oo ay is gacan qaadeen hogaamiyaha Kuuriyada Koonfureed.

Shabakada Wararka

hagaag.com

info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (3791 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: