Advertisements
Wararka

Somaliland ayaa sheegtay in wadahadaladii kala dhaxeeyey Somalia ay dib u furmayaan…


Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in ay dib u furmayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inuu jiro qoshe shir furitaan u ah ambaqaadka wada hadallada labada dhinac, kaas oo ka dhici doono dalka Jabuuti, ayna isku arki doonaan Muuse Biixi iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Ilaa iyo hadda dowladda Soomaaliya kama aysan hadal wada hadalladan uu wasiirku ka dhawaajiyay iyo kulan uu horey u sheegey in isaga iyo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ay Addis Ababa isku arkeen.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (3821 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: