Advertisements
Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in la xoojin doono duqeymaha ka dhanka ah Al-Shabaab…


Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xoojin doonto duqeymaha ka dhanka ah dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka socda Gudaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dalalka caalamka ka codsan doonto in duqeymaha la xoojiyo si looga adkaado Al-Shabaab.

Waxaa uu sheegay in duqeymaha ay ka mid yihiin tilaabooyinka looga hortagi karo Weerarada Al-Shabaab.

Waxaa uu xusay in Al-Shabaab in aan looga adkaan karin Ciidamada dhulka oo kaliya, waxaana sheegay in dowladda ay ka go’an tahay in sanadkaan lasoo Afjaro Shabaab.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu kaloo uu ka hadlay Sababta loo Magacaabi La’yahay taliyeyaasha Hay’addaha Nabad Suggida iyo Booliska.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (3083 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: