Advertisements
Wararka

Netanyahu oo uga digay Iiran in ay ku soo xadgudubto madaxbanaanida dalkiisa…


Raiisul wasaaraha dalka Isra’iil, Benjamin Netanyahu ayaa uga digay dalka Iiran in wax weerar ah ay kusoo qaado Isra’iil, isagoo intaa ku daray in Isra’iil ay iska difaaci doonto weerar walba oo uga yimaada dibadda.

Netanyahu ayaa sidoo kale sheegay in Iiran ay uga digayaan inay kusoo xadgudubto madaxbanaanida dalkiisa, waxaana Raiisul wasaare Netanyahu uu intaa ku daray inay iska cadahay siyaasadda Isra’iil ee ku aadan difaaca dhulkeeda.

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay qaadeen weeraro ballaaran oo ay ku bartilmaamedsanayaan xarumo milateri oo ku yaala gudaha dalka Suuriya oo ay kamid tahay hanaankii difaaaca cirka ee Suuriya iyo walibana bartilmaameed ay Iiran ku leedahay gudaha wadankaasi.

Isra’iil aya duqeymahaasi ku tilmaamtay kuwii ugu ba’naa ee ay qaado muddo soddon sano ah.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (3083 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: