Advertisements
Wararka

Madaxweynihii Xuutiyiinta ee Yemen Salah al-Samad oo duqeyn lagu dilay…

Saleh Saleh al-Sammad, who heads the Houthi-led Supreme Political Council, speaks during an interview with Reuters in Sanaa August 29, 2016. REUTERS/Khaled Abdullah

Dagaalyahanada Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegaya in hogaamiyaha dalkaasi uu ku dhintay weerar ay ku qaadeen ciidamada cirka ee Sacuudi Carabiya.

Madaxa Xisbiga Siyaasadeed ee ugu sareeya Xuutiyiinta goobaha ay ka xukumaan Yemen ayaa Isniintii sheegay oo maanta ah in Madaxwaynaha Saleh al-Samad uu ku dhintay weerar dhinac cirka oo lagu duqeeyey Gobolka Hodeida.

Xuutiyiinta oo ah dagaalyahano Shiico ah oo isbahaysi la leh Iran, ayey waxay xukumaan inta badan waqooyiga Yemen, oo ay ku jirto caasimadda Sanaa.

Isbahaysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa dagaal kula jira Xuutiyiinta iyo taageerayaasha Salah tan iyo sanadkii 2015.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (3784 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: