Advertisements
Wararka

Al-Shabaab oo hoobiyayaal ku weeraray saldhiga Turkiga ee deegaanka Jazeera…


Al-Shabaab ayaa saakay tiro Hoobiyayaal ahaa waxa ay ku weerareen Saldhiga Dowladda Turkiga ee ku yaala deegaanka Jaziira ee duleedka magaaladda Muqdisho.

Jugta culus ayaa saakay aroortii laga maqlay qaar kamid ah Xaafadaha Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Sida Shabaab ay warbaahintooda ku baahiyeen ilaa 13-madfac ay ku weerareen Saldhiga Dowladda Turkiga ee ku yaala deegaanka Jaziira ee magaaladda Muqdisho.

Xiliga saldhiga la duqeynayay ayaa la sheegay in Ciidamadda Dowladda federaallka Soomaaliya ay tababar isku diyaarinayeen.

Wali ma cadda khasaaraha dhabta ah ee duqeymuhu geysteen.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (3784 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: