Advertisements
Wararka

Natiijooyinka horudhaca ee doorashada Ciraaq oo kaalinta hore ku jiro xisbiga Moqtada…


Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashadii Baarlamaaniga ahayd ee ka dhacday dalka Ciraaq Sabtidii ayaa tilmaamaya in labo xisbi siyaasadeed oo kale ay dhanka codadka kaga horreeyaan isbahaysiga uu hoggaamiyo Raisul Wasaare, Haider al-Abadi.

Codadka intooda badan ayaa la tiriyey ku dhawaad kala badh gobolada dalka, xisbiga siyaasadeed ee uu hoggamiyo wadaadka shiicada ah ee lagu magacaabo Moqtada al-Sadar ayaa u muuqda in uu kaalinta hore kujiro doorashada.

Mr Sadar ayaa soo baxay kadib markii la riday Saddaam Xuseen, asagoo ahaa hoggaamiye koox dhalin yaro ah oo kadhisan deegaan aad sabool u ah oo kamid ah magaalada Baqdaad.

Cid kasta oo ku guulaysata doorashadaan ayaa looga baahan yahay isudheelli tirka tartanka ay gobolka ugu jiraan Maraykanka iyo Iiraan.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (3784 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: