Advertisements
Wararka

Golaha Ammaanka ee QM oo muddo kordhin u sameeyey howlgalka AMISOM…


Kadib kulan ay yeesheen Golaha amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa muddo kordhin waxa ay ugu sameeyeen Howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya.

Sidoo kale Golaha amaanka Qaramadda Midoobay ayaa sheegay in uu jiro qorshe ku aadan 1,040 Askari oo booliska AMISOM ah,kuwaasi oo lagu badalayo Ciidamada Malatariga AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya.

AMISOM ayaa waxaa lagu wadaa in gabi ahanba ay dalka isaga baxdo Sanadka 2020, waxa bilaawday qorshaha bixinta Ciidamadaa Sanadkii hore ee 2017-kii oo Soomaaliya laga Saaray 1,000 Askari oo katirsan Ciidamadda.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5173 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: