Advertisements
Wararka

Baarlamaanka Itoobiya oo laalay xaaladii degdegga aheyd ee dalka saarneyd…


Baarlamaanka dowladda Itoobiya ayaa laalay xaaladdii degdegga ahayd ee dalka saarnayd tan iyo bishii Maarso.

Golaha wasiirrada ayaa isku raacay in la qaado xaaladdii degdega ahayd ee dalkaas la galiyay dibad baxyadii iyo Isbadalkii siyaasadeed ee dhacay ka dib.

Ra’iisulwasaarahii hore ee Itoobiya ayaa is calisay dhawaan, isaga oo sheegay in uu waddada u xaarayo in dalka ay ka dhacaan isbadallo siyaasadeed lana dhagaysto dalabka shacabka.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4054 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: