Advertisements
Wararka

Kim Kardashian oo la kulantay haweeneydii ay ka sii deysay xabsiga…


Kim Kardashian West (37-jir) ayaa markii ugu horreysay la kulantay haweeneydii da`da aheyd ee ay xabsiga kasii daysay, taas oo ay sii deynteeda u kaashatay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Alice Johnson (63-jir) ayaa ugu xukuneyd xabsi daa`in fal dambiyeed daroogo lagu qabtay, waxaana lagu sii daayay mudo kadib codsi ay Kim Kardashian u gudbisay Madaxweyne Trump xilli ay ku booqatay Aqalka Cad dhawaan.

Kim iyo ayeeyada ayaa isku baroortay oo isku dhag-dhagay, waxaana ay labaduba sheegeen in ay is jecelyihiin.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4054 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: