Advertisements
Wararka

Masar, Morocco iyo Sacuudiga oo ka haray tartanka koobka adduunka…


Masar, Morocco iyo Sacuudiga ayaa ka wada haray wareega labaad ee ciyaaraha koobka adduunka oo ka socda dalka Ruushka.

Masar waxaa ka badiyey Uruguay iyo Russia, waxaa u haray hal kulan oo ay isku arki doonaan Sacuudiga.

Morocco waxaa ka badiyey Iran iyo Portugal, waxaana u haray hal ciyaar oo ay la yeelan doonaan Spain, waxay rajo beeshay kadib markii Spain ay ka badisay Iran, sidaa darteed Spain iyo Portugal min 4 dhibcood ayey leeyihiin, halka Iran ay 3 dhibcood leedahay.

Sacuudiga ayaa waxaa ka badiyey Ruushka iyo Uruguay, sidaasi ayuu ku qulquley.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4797 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: