Advertisements
Wararka

Haweenka Sacuudiga oo ugu dambeyntii ku wada baabuurta jidadka magaalooyinka…

A Saudi woman and her friends celebrate her first time driving on a main street of Khobar City on her way to Kingdom of Bahrain on June 24, 2018. Saudi Arabia will allow women to drive from June 24, ending the world's only ban on female motorists, a historic reform marred by what rights groups call an expanding crackdown on activists. The move, which follows a sweeping crackdown on women activists who long opposed the ban, is part of Crown Prince Mohammed bin Salman's wide-ranging reform drive to modernise the conservative petrostate. / AFP PHOTO / HUSSAIN RADWAN

Kadib markii uu dhaqan galay amarkii boqortooyo oo loogu fasaxay haweenka wadida baabuurta diidmo muddo dheer kadib.

Waxaa wadooyinka magaalooyinka kala duwan ee Sacuudiga lagu arkay jawi farxad leh, tiro dumar ah ayaa la soo baxay baabuurtooda markii go’aanka uu subaxnimadan Axada dhaqan galay.

Ciidamada taraafikada ayaa ubaxyo ugu hadiyeeyey haweenka gaadiidka kuwaday jidadka.

Saudi women driving ban ends

Bogagga shabakadaha baraha bulshadu ayaa qarqiyey tahniyado farxadeed oo loogu hambalyeynayo haweenka Sacuudiga oo ugu dambeyntii ku fadhiistay shukaanta gawaarida, waxaa la wadaagay sawirada iyo fiidiyowyada haweenka oo baabuurtooda ku wata jidadka Riyadh iyaga oo taageero ka helaya qoysaskooda.

Farxada haweenka gaari wadida kuma eka dumarka oo keliya, laakiin waxay koobtay dhammaan qoyska Sucuudiga oo idil.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4297 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: