Advertisements
Wararka

Lix ka mid ah kooxaha Qaramada Yurub oo u soo baxay quarter-finalka koobka adduunka…


Kooxaha Qaramada yurub ayaa hogaaminaya quarter-finalka Koobka Adduunka ee Russia, kadib dhamaadkii wareegii 16ka Koobka Adduunka.

Waxaa quarter finalka u soo baxay qaarada cajuusada ah ee Yurub lix dal: Russia oo martigelineysa, Croatia, France, Belgium, Sweden iyo England.

Halka ay ka socdaan laba kooxood dalalka koonfurta America, Uruguay iyo Brazil.

Sida ay isugu aadeen quarter-finalka:

Jimcaha soo socda:

  • Uruguay iyo France
  • Brazil iyo Belgium

Sabtida soo socota:

-Sweden iyo England

  • Russia iyo Croatia

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4988 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: