Advertisements
Wararka

M/weyne Axmed Madoobe oo qaar ka mid golihiisa wasiirada isku shaandheeyey…


Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn lama filaan ah ku sameeyay golaha wasiirada ee maamulkiisa.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in baahi degdeg ah oo loo qabo dardar gelinta howlaha fulinta dowlad Goboleedka Jubaland awgeed in isku bedel ku sameeyay 11 xubnood oo ka mida Golaha wasiirada Jubbaland.

madoobe.jpg

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: