Advertisements
Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibada Ingiriiska Boris Johnson oo shaqada ka tagay…


Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska, Boris Johnson, ayaa shaqada ka fadhiistay in ka yar sagaal bilood ka hor ka bixida dalka Midowga Yurub.

Tani ayaa waxay imaanaysaa maalin kadib markii uu is casilay madaxa wadaxaajoodka Britain ee ka bixida Ingriiska ee Midowga Yurub David Davis.

Is-casilaadda ayaa daba socota kulankii isbuucan ee lagu soo afjaray hindisaha lagu dhisi doono xidhiidh ganacsi oo dhow oo leh Midowga Yurub.

Waqti sii horeeyey ayaa Davis sheegay in soo jeedinta Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May uu si weyn u siiyey wax badan Midowga Yurub marxaladan hore.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4989 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: