Advertisements
Wararka

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somalia Xasan Macalin oo xilkii laga qaaday…


Wareegto goor dhaw ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Diinta iyo Awqaafta dowladda Soomaaliya Xassan Macalin Xusseen.

Wasiirka xilka laga qaaday ayaa ka mid ahaa Wasiiraddii lagu magacaabay isku shaandheyntii ugu danbeysay ee lagu sameeyay xukuumadda.

Xilka Wasiirka Diinta ayaa si ku-meel-gaar ah loogu magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: