Advertisements
Wararka

Qaramada yimid semi-finalka oo ku jira 80 ciyaaryahan oo ka dheela horyaalada Yurub…


Mondialka Ruushka oo soo gaaray marxaladihii ugu dambeeyey ee tartanka Koobka aduunka, maanta waxaa kulmi doona France iyo Belgium, halka berri ay kulmi doonaan England iyo Croatia, kooxaha soo gaaray semi-finalka ee afarta ah ayaa ku jira laacibiin ka ciyaara tartamada horyaalada shanta dal ee ugu weyn Yurub, waxaana ugu horeeya kuwa ka dheela horyaalada Ingiriiska.

Sidan ayey ugu kala nasiibsadeen:

  • 40 ciyaaryahan oo ka socda Premier League

  • 12 ciyaaryahan oo ka tirsan horyaalka Spain (La Liga)

  • 11 ciyaaryahan oo ka tirsan horyaalka France ( Ligue 1)

  • 9 ciyaartoy oo ka socda horyaalka Jarmalka (Bundesliga)

  • 8 ciyaaryahan oo ka socda horyaalka Talyaaniga (Calcio, Serie A)

Shabakada Wararka
hagaag.com

Info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4297 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: