Advertisements
Wararka

Xiddiga reer Algeria Riad Mahrez oo ku biiray kooxda Manchester City…


Naadiga Manchester City ayaa ku dhawaaqay inuu xiddiga reer Algeria Riad Mahrez uu ku soo biiray kooxda, asaga oo ka imaanaya Leicester City heshiis lagu qiyaasay 60 million pounds (qiyaastii 80 million oo doolar), sida ay sheegtay saxaafadda Ingiriiska.

Ugu dambayntii Mahrez ayaa gaaray riyadiisa aheyd inuu ku labisto funaanada City, kadib markii suuqa kala iibsiga ee kal hore uu ku guuleysan waayey inuu wareego iyada oo sabab u aheyd naadiga Leicester oo diiday heshiiska Citizens, taasi oo laacibka ka dhigtay inuu mararka qaar ka qeyb gelin tababarada kooxda.

Riyad Mahrez

Dagaalyahanka saxaraha “Desert Warrior” ayaa la gaaray guul kooxda “dawacada”ee Leicester inay kor u qaadaan Premier league Ingriiska 2015/16, taasi oo lagu tilmaamay mucjisada Leicester.

Ciyaaryahanka 27-sano jirka ah ayaa wuxuu xiran doonaa numberka uu jecel yahay ee “26” ee Manchester City, waxaana laga rabaa inuu muujiyo qiimihiisa inuu xirto funaanada Citizens, waxaa tartan kulul dhex mari doonaa Raheem Sterling iyo Leroy Sani oo garbaha ka dheela.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: