Advertisements
Wararka

Xildhibaanada Baarlamaanka oo golaha hor geyn doonaan tacadiyada ka jira wadada…


Xildhbaaannada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, laakiin ka soo jeeda Koonfur Galbeed ayaa sheegay in kulamada ugu soo horeeya ee Golaha Shacabka horgeyn doonaan cabasho ka dhan ah tacadiyada ka jirta Waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.

Xildhibaannada ayaa sheegay in shacabka isaga kala goosha labada magaalo dhibaato weyn ku qabaan marinka Waddada, iyaga oo la kulma tacadiyo kala duwan iyo dil loo geysto intaba.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in kulan gaar ah ka yeelan doonaan sida uu hadalka u dhigay dhibaatad ka jirta ku safarka Waddada isku xirta Labada magaaalo.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa dhawaan ku dhaliilay ciidamada AMISOM in aysan waxba ka qaban amniga jidka isku xira deegaannada Koonfur Galbeed iyo Muqdisho.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: