Advertisements
Wararka

Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray magaalada London ee dalka Britain…


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray magaalada London ee dalka Britain halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho shaqo oo seddex maamood ah.

Dayaaradiisa, Airforce 1, ayaa ka degtay garoonka Stansted ee ku yaalla duleedka London, halkaasoo uu ka raacay helicopter u qaadday halka uu deggan yahay safiirka Maraykanka ee bartamaha London.

Inta uu socdaalkiisa ku jiro wuxuu la kulmi doonaa boqorada Ingiriiska Elizabeth iyo Ra’iisul wasaaradda UK, Theresa May.

Mr Trump ayaan waxba ka soo qaadin mudaaharaadyo qorshaysan oo isaga ka dhan ah, waxaana ku jira mid uu ka dhex muuqdo boombole ilmo yar oo pampers u xiran oo loo ekeysiiyey.

Wuxuu ka soo kicitimay magaalada Brussels oo uu kulan kula lahaa madaxda NATO, wuxuuna yiri markii uu tegay london “Reer UK aad ayey i jecel yihiin”.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: