Advertisements
Wararka

Mareykanka ayaa u doortay Donald Yamamoto in uu noqdo safiirka cusub ee Somalia…


Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa u doortay Donald Yamamoto in uu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, isaga oo badallaya safiirkii hore.

Ninkan cusub ee la soo magacaabay ayaa horay u ahaa u qeybsanaha Africa waaxda arrimaha dibedda dalka Mareynkanka, waxaana uu horay uga soo shaqeeyay Safaaradaha Mareykanka ee dalalka Itoobiya iyo Jabuuti.

Mareykanka ayaa waxaa ay ciidamo gacan siiya kuwa dowladda ka joogaan Soomaaliya, horeyna madaxweyne Trump waxaa uu u sheegay in maamulkiisu uu kordhinayo dagaalka ka dhanka ah argagixisada gaar ahaan Al-Shabaab.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: