Advertisements
Wararka

Taalo loo ekeysiiyey xaywaanka Dabagaalaha oo laga dhisay magaalada Almaty…


Magaalada Almaty ee caasimada dalka Kazakhsatan waxaa laga dhisay Taalo loo ekeysiyay Xayawaanka loo yaqaan Dabagaalaha, waxaana taaladan ay noqotay mid dad badan aad ula yaabeen si weyna loo hadal hayo.

Dadka kunool magaalada Almaty ayaa kusoo toosay iyada oo magaalada dhaxdeeda laga dhisay taalo Dabagaale oo dheereerkeedu gaaraya 12 miitar, waxaana taaladan laga sameeyay alwaax sida ay sheegeen Injineeradii sameysay.

Taaladan Dabagaale ee laga dhisay Caasimada dalka Kazakhsatan ayaa qeyb ka ah mashruucyada dowladda hoose ay ku horumarinayso bilicda caasimadda, waxaana taaladan noqotay mid soo jiidatay dad badan.

Waxaa dhisay Taaladan cajiibka ah Injineero u dhashay dalalka Koonfur Afrika iyo Ingiriiska, waxaana sameynta taaladan ku baxday lacag dhan 15 milyan oo ah lacagta dalka Kazakhsatan .

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: