Advertisements
Wararka

Xukun dil qoor goyn ah oo lagu fuliyey muwaadin Soomaaliyeed dalka Sacuudiga…


Xukun dil qoor goyn ah oo lagu fuliyay Muwaadin Soomaaliyeed oo horey u dilay haweeney Soomaali ah oo ka dhacay Sacuudiga.

Axmed Maxamed Xasan Cabdi ayaa lagu helay inuu si bareer ah u dilay marxuumad la oran jiray Farxiya Buulle Xasan sida uu qoray Wargeyska Al-riyadh ee ka soo baxa dalka Sacuudiga.

Gacan ku dhiiglaha la qisaasay ayaa dilka haweeneyda u adeegsaday toorey ka dib markii uu u dhacay Hoy ay ka daganeyd magaalada Jidah ee dalka Sacuudiga.

Dilka denbiilaha ayaa yimid kadib markii qoyska marxuumada ay boqortooyada Sacuudiga ka dalbadeen in loo qisaaso gacan ku dhiiglaha.

Maxkamad ku taalla Sacuudiga ayaa sheegtay in iyadoo la tixgalinaayo rabitaanka qoyska marxuumada la go’aansaday in xukun dil ah lagu fuliyo gacan ku dhiiglaha.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: