Advertisements
Wararka

Tababarihii Chelsea Antonio Conte oo laga ceyriyey maamulka kooxda Chelsea…


Antonio Conte oo ahaa tababarihii kooxda Chelsea ayaa ugu danbeyntii laga ceyriyay Maamulka kooxda Chelsea Khamiistii, waxaana lagu wadaa in lagu bedelo tababaraha kooxda Napoli Maurizio Sarri, waxaa shaqada laga ceyriyey laba bilood kadib markii kooxdu ay ku guuleysatay FA cup-ka.

Maurizio Sarri

Chelsea ayaa dooneysa inay mar kale ku guuleysato horyaalnimada horyaalka Premier League laakiin weli ma aysan la soo saxiixan laacibiin cusub ama weli ma iibin hal ciyaaryahan xataa xagaaga, iyadoo weli lagu wareersan yahay cidda mas’uulka ka noqon doonta.

Tababarihii hore Antonio Conte ayaa sanadkii ka qaadan jiray kooxda Chelsea 9 milyan oo pound, heshiiskiisa wuxuu ku ekaa 2019ka, micnaheeda wuxuu horey u sii qaadan doonaa lacagta mushaarkiisa asaga oon shaqeyn.

Wuxuu noqonayaa manager-kii 9aad intii Chelsea uu la wareegay maalqabeenka Abramovich sanadkii 2003.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: