Advertisements
Wararka

Dunida Carabta iyo Yurub oo lagu arki doono dayax madoobaadkii ugu waqtiga dheeraa…


Waxaa dunida Carabta iyo Yurub lagu arki doonaa dayax madoobaad maalinta Jimcaha 27 July 2018 oo ku beegan 4 Dul Qacdah 1439, iyada oo gebi ahaan uu daboolmi doono dayaxa 161%.

Wuxuu socon doonaa dayax madoobaadkaasi muddo hal saac iyo 43 daqiiqo oo gebigiisa ahaanayo madow, waxay ku qaadaneysaa in dayaxa kuligiisa wada madoobaado muddo 3 saac iyo 55 daqiiqo oo si tartiib ah ilaa si buuxda u midoobaanayo.

Dayax madoobaadka ayaa bilaaban doona saacadu marka ay tahay 9:24 habeenimo waqtiga Makkah al-Mukarama, taas oo ah bilowga madoobaadka qayb ka mid ah dayaxa, taas oo ka bilaabanayso hooska dhulka oo xaniba dayaxa si tartiib ah ilaa uu si buuxda u daboolo saacada marka ay tahay 10:30 habeenimo.

Dayaxa ayaa ku hoos jiraya hooska dhulka ilaa saacada 12:13 oo saqda dhexe, kadibna wuxuu bilaabayaa inuu si tartiib ah madoobaadka uga baxo saacada 01:19 ee fajirka sabtida.

Dayax madoobaadkan ayaa noqonaya kan ugu waqtiga dheer muddo 100 sano ah.

Shabakada Wararka
hagaag.com

Info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: