Advertisements
Wararka

Wasiirkii Ganacsiga Kenya Aadan Maxamed oo xilkiisa ku waayey isku shaandheyn…


Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golihiisa Wasiirrada isaga oo dhinaca kalana magacaabay Safiiro dhowr ah.

Isku-shaandheyntan waxaa xilka ku waayay Wasiirkii Ganacsiga dalkaasi Kenya Aadan Maxamed, iyadoo xilka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga loo magacaabay Peter Munye.

Wasaaradda Ganacsiga ayaa ka mid ah marka la eego dalka Kenya Wasaaraddaha ugu muhiimsan, waayadii ugu danbeeyayna waxaa jiray eedeymo musuq-maasuq oo hareeyay wasaaaradda.

Madaxweynaha Kenya ayaa sidoo kale waxa uu magacaabay sagaal safiir kuwaasoo labo ka mid ah loo magacaabay siyaasiyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka.

Madaxtooyada Kenya ayaa sheegtay in go’aanka isku shaandheynta ay tahay mid dib loogu habeynayo dowlada Kenya si loo dadajiyo in la gaaro hadafka xukuumada Kenya.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4270 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: