Advertisements
Wararka

DDSI ayaa laga sheegayaa in ciidamada federaalka horey u kaxeysteen Cabdi Maxamuud…


Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda dhexe ee federaalka Itoobiya kaxeysteen Cabdi Maxamuud Cumar.

Dad ku sugan magaalada Jigjiga ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamadu u dhaceen xarun uu ku sugnaa Cabdi Maxamuud Cumar, iyaga oo halkaa ka kaxeystay lamana garanayo halka ay la aadaan.

Maalintii shalay ayey aheyd markii uu ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka madaxweynaha wixii waqtigaa ka danbeeyay-na waxaa uu ku sugnaa magaalada Jigjiga.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4529 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: