Advertisements
Wararka

Sagaal haween oo difaaca xuquuqda aadanaha iyo tan haweenka oo ku xiran Sacuudiga…


Xariga haweenka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda haweenka ee Saudi Arabia sida Nasima al-Sada iyo Samar Badawi ee ugu dambeeyey ayaa horseeday in ay ka dhex dhalato dowladaha Canada iyo Sacuudiga dhibaato diblomasiyeed oo weyn, welina ay tahay mid aad u firfircoon.

Sagaalka haween ee Sacuudiga oo ahaa difaacayaasha xuquuqda aadanaha iyo tan haweenka ayaa weli ku xiran xabsiyada Sacuudiga iyaga oo loo heysto dhiibashada Ra’yigooda ku saabsan arrimaha haweenka, waxaanna lagu kala magacaabaa:

Samar badawi, Nasima al-Sada, Lajin al-Hadloul, Eman al-Nafjan, Cazizah al-Yuusuf, Caa’isha al-Maanac, Madiixa al-Cajruush, Hatuun al-Fasi, Xasah al Sheikh.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4529 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: