Advertisements
Wararka

Raíisul wasaaraha oo shaqo joojin ku sameeyey wasiir ku-xigeenka arrimaha dibada…


Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad Daa’uud.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khere ayaa shaqada looga joojiyay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibadda oo dhawaan lagu soo eedeeyay Musuq maasuq iyo arrimo kale.

Shaqo joojintan lagu sameeyay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibadda ayaa kusoo aadeysa xili dhawaan Ciidamo katirsan booliiska ku guul dareysteen in ay soo xiraan Wasiir kuxigeenkan oo eedeyn uga timid Xafiisyada Hanti Dhowraha iyo Xeer ilaalinta.

Waxaan wali la ogeyn in Maxkamad lasoo taagi doono iyo in kale Wasiirka kuxigeenkan maanta shaqada looga joojiyay horeyna Maxkamad u amartay in loo soo xiro kadib dambiyo lagu soo eedeeyay.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4529 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: