Advertisements
Wararka

Xirashada Nigisyada nafiska leh ayaa kordhisa tirada Shahwada ragga…


Daraasad laga soo saaray Mareykanka ayaa tilmaantay in xirashada nigisyada ama matantiga dabacsan ama nafiska leh ay tahay siyaabaha ugu fudud oo dadka u isticmaali karaan kordhinta tirada shahwada ama Sperms iyo hagaajinta wax qabadka hormoonada xukuma arrintaasi.

Daraasadda oo ay sameeyeen cilmi baarayaal ka socda kuliyada “Harvard T H. Chan” ee caafimaadka dadweynaha, daraasada ayaa lagu sameeyey 656 nin oo ku nool dalka Mareykanka iyada oo loo fiirsaday shahwada ragga xirta matantiga nafiska leh ay ka badan tahay 25% markii loo barbar dhigo ragga xirta matantiga am nigiska ciriiriga ah.

Heerkulka hoose ee xaniinyaha ayaa sabab u noqday.

Khubarada ayaa sheegaya in isbeddel ku yimaada qaab nololeed fudud loo maleynayo in uu kor u qaado bacriminta labka

Waxaa la og yahay in shahwada ay si xoogan u saameeyso heerkul ka badan 34 ° C, Taasi ayaa sabab u ah in qooraha ama xaniinyaha looga saaray banaanka jirka.

Cunista lowska “waxay kobcisaa” shahwada ragga.

Waxaa jira qaar ka mid ah naqshadaha matantiga ama nigisyada ay u dhoweynaaan xaniinyaha jirka, taasi oo keeni karta in xaniinyaha kululaadaan, marka loo barbar dhigo matantiga nafiska leh oo u ogolaado hawo.

Shabakada wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4529 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: