Advertisements
Wararka

Ciidul Adxa ayaa noqon doonta maalinta Talaadada ee 21ka August ee aan ku jirno…


Saudi Arabia ayaa ku dhawaaqday caawa in beri oo Axad ah ay tahay maalintii ugu horraysay ee bisha Dul Xijah ee sanadka 1439, sidaasi darteed Ciidul Adxa waxay noqon doontaa maalinta Talaadada ee 21ka August ee aan ku jirno.

Aqoonsiga Maalinta koowaad ee Dul Xijah waxay xadideysaa maalmaha la oofiyo cibaadeysiga Xajka, taasi oo ka bilaabaneyso maalinta sideedaad ee bisha Dul Xijah, waxaa sanadkan Xajka gudanaya dad ka badan labo milyan oo Muslim ah oo ka kala yimid daafaha dunida.

Dhinaca kale, Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka ee dalka Kuwait ayaa ku dhowaaqday in ay ogolaan doonta in salaada ciida lagu oogo meel fagaare ah, kadib markii la joojiyey bishii June 2015 sababo amni darteed, taasi waxay daba socotay qaraxii lagu beegsaday masjidkii Imam Sadiq ee caasimada, kaasi oo galaaftay nolosha 28 qof iyo daraasiin dhaawac ka soo gaartey.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4529 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: