Advertisements
Wararka

Howlgal ciidamada ka sameeyeen degmada Qoryooley oo Shabaab lagu dilay…


Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in howl gal ciidamada Milateriga ka sameeyeen duleedka degmadaas lagu dilay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Milateriga oo la hadlay Idaacadda Codka Ciidamada ayaa sheegay inay dileen saraakiil ka tirsan Shabaab, kuwaasoo magacyadooda ku sheegay Macalin Xuseen iyo Farxaan Daahir Xiirane.

Waxaa ay sheegeen in Macalin Xuseen uu Al-Shabaab u qaabilsanaa Amniyaadka, halka Farxaan Daahir Xiirane uu u qaabilsanaa dhanka Sirdoonka, lamana oga heerarka ay kaga jireen Al-Shabaab.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Farxaan Xiirane uu muddo ka soo barbar dagaalamay garabka Al-Qaacida ee Suuriya.

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ayaa dhowr jeer oo hore sheegay in howl gallo laga sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay saraakiil sare oo ka tirsan Al-Shabaab.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4529 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: