Advertisements
Wararka

M/weynaha Mareykanka oo shuruudo ku xiray qaadista cunaqabateynta Zimbabwe…


Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci shuruudo adag ku soo rogaya Zimbabwe si cunaqabataynta looga qaado.

Shuruudahani ayay tahay in xukuumada Zimbabwe ay ka soo baxdo ka hor inta aysan Mareykanka ka qaadin cunaqabataynta.

Madaxwayne Emmerson Mnangagwa ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay ganacsi.

Balse sharcigani cusub ee dib u soo kabashada dhaqalaha ayaa laga yaabaa in uu wax u dhimo qorshaha Zimbabwe ee ah dalkasi malgashi lagu sameeyo.

Doorashadii ka dhacday dalka Zimbabwe ayaa ah mid wali natiijadeeda lagu muransan yahay.

Natiijada rasmiga ah ayaa muujinaysa in Mr Mnangagwa uu ku gulaystay 50.8%, balse waxa arrintan ku gacan seyray mucaaradka.

Sharcigan cusub ee mareykanka ayaa dhigaya in si cunaqabataynta loo qaado ay tahay in doorashada guud ahaan la aqbalo in ay ahayd “xaq iyo xor “.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4529 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: