Advertisements
Wararka

Dekedda Magaalada Mogadishu oo shaqeyn doonta xilliyada habeenkii…


Dekedda magaalada Muqdisho ayaa la daah-furay xalay markii ugu horeysay tan iyo bur-burkii dowladda dhexe in ay xili habeen ah shaqeyso.

Waxaa booqday oo ka qeybgalay munaasabada daah-furka dekedda ee xiliga habeenkii mas’uuliyiin kala duwan iyagoo u kuurgalayay sida ay howlaheeda ay u socoto waxaana mas’uuliyiintaas horkacayay Ra’iisul Wasaare ku-xiggeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

Tan iyo burburkii dowladii dhexe ee dalka Dekedda Muqdisho ayaa kaliya howlaheedu waxaa ay ku koobnaayeen maalinta iyadoo xilli-yadii dowladii hore iyo muddo ka sii horey-sayba ay shaqeyn jirtey habeen iyo maalin.

Dekedda ayaa ka mid ah Ilaha dhaqaale ee ugu weyn oo ay ku tiirsan tahay dowladda Soomaaliya marka laga soo tago garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4518 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: