Advertisements
Wararka

Dowlada Sacuudiga oo ka hadashay xoolihii ay dib ugu soo celisay Somalia…


Dowladda Sacuudiga ayaa ka hadashay xoolo nool oo dalkeeda ay dib uga soo celisay, kaasi oo laga qaaday Dekadda Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Xoolahan ayaa ka mid ahaa kuwa loo qorsheeyay Mowsimka Xajka lagu qalo Sacuudiga, balse dowladda Sacuudiga ayaa dib u soo celisay.

Tirada Xoolaha la soo celiyay, ayaa waxa ay gaarayaan illaa 27,000 neef oo Ari ah, kuwaasi oo dowladda Sacuudiga ay sheegtay in lagu tuhunsan yahay Cudurka “Rift Valley Fever”.

Xoolahan ayaa todobaadkii hore laga soo celiyay Magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga, waxaan uu arigan ka koobnaa 27,000 Neef oo Ido iyo Ari cad isugu jira.

Go’aanka Dowladda Sacuudiga waxaa uu ku soo aadayaa iyada oo dowladda Soomaaliya ay dhawaan la safatay Sacuudiga oo xiisad diblomaasiyadeed kala dhaxeeyo Dalka Canada.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4529 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: