Advertisements
Wararka

Atletico Madrid oo ku guuleysatay horyaalka European Super Cup-ka…


Atletico Madrid ayaa ku guuleysatay abaalmarinta horyaalka European Super Cup kadib markii ay 4-2 ku garaaceen kooxda Real Madrid kulankii labada kooxood ee Tallinn ee caasimada dalka Estonia.

Tani Waxa ay aheyd kulankii ugu horeeyay ee Real Madrid oo aan ka mid aheyn kooxda Cristiano Ronaldo, kaasoo u wareegay Juventus heshiis ku kacaya 112 milyan euro.

Labada kooxood ayaa loogu daray waqti dheeraad ah ka dib markii ciyaarta ay isla dhaafi waayeen barbaro 2-2 ah.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (5173 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: