Advertisements
Wararka

FIFA oo soo saartay liiska kaalimaha kooxaha Qaramada oo France kaalinta koowaad…


FIFA oo soo saartay liiska kooxaha Qaramada iyo kaalimahooda, waxaa laga dheehan karaa in France ay kaalinta koowaad soo fadhiisatay iyo Belgium oo kaalinta labaad soo gashay, waxaase yaab leh Germany iyo Argentina oo liiskan ugu horeyn jireen ay ku kala jiraan kaalimaha 15aad iyo 11aad, sidoo kale Russia oo ahaan jirtay 72 adduunka ay soo fadhiisatay 49.

Hoos kaga boggo liiska oo aan ku soo koobay 49 Kooxo Qaran:

Rank Team Total Points Previous Points
1 FRA France 1726(1726.41) 1198
2 BEL Belgium 1723(1722.66) 1298
3 BRA Brazil 1657(1656.84) 1431
4 CRO Croatia 1643(1642.72) 945
5 URU Uruguay 1627(1627.19) 1018
6 ENG England 1615(1614.61) 1051
7 POR Portugal 1599(1599.25) 1274
8 SUI Switzerland 1597(1596.89) 1199
9 ESP Spain 1580(1580.29) 1126
9 DEN Denmark 1580(1579.92) 1051
11 ARG Argentina 1574(1573.53) 1241
12 CHI Chile 1570(1570.05) 1135
13 SWE Sweden 1565(1565) 880
14 COL Colombia 1563(1562.53) 986
15 GER Germany 1561(1560.71) 1558
16 MEX Mexico 1560(1559.97) 989
17 NED Netherlands 1540(1539.96) 981
18 POL Poland 1538(1537.69) 1183
19 WAL Wales 1536(1536) 953
20 PER Peru 1535(1534.76) 1125
21 ITA Italy 1532(1532.04) 951
22 USA USA 1508(1508.32) 873
23 AUT Austria 1502(1501.94) 845
24 TUN Tunisia 1498(1498.28) 910
24 SEN Senegal 1498(1498.1) 838
26 SVK Slovakia 1493(1493.27) 804
27 NIR Northern Ireland 1492(1492) 803
28 ROU Romania 1490(1489.92) 782
29 IRL Republic of Ireland 1484(1484) 777
30 PAR Paraguay 1477(1476.98) 773
31 VEN Venezuela 1476(1476) 755
32 CRC Costa Rica 1471(1471.48) 884
32 IRN Iran 1471(1471.19) 708
32 ISL Iceland 1471(1470.78) 908
35 UKR Ukraine 1468(1468) 733
36 SRB Serbia 1459(1459.41) 751
37 COD Congo DR 1456(1456) 706
38 TUR Turkey 1455(1455.45) 706
39 BIH Bosnia and Herzegovina 1452(1452) 693
40 SCO Scotland 1444(1444) 660
41 MNE Montenegro 1440(1440) 652
42 GRE Greece 1436(1436) 650
43 AUS Australia 1431(1430.71) 718
44 CZE Czech Republic 1430(1430.46) 641
45 GHA Ghana 1424(1424.46) 624
46 MAR Morocco 1418(1418.45) 686
47 BUL Bulgaria 1416(1416) 614
47 CMR Cameroon 1416(1416) 614
49 RUS Russia 1410(1410.15) 457
49 NGA Nigeria 1410(1409.66) 618

Advertisements
About Admin (5173 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: