Advertisements
Wararka

Isku aadka tartanka Champions league ee 2018/19 oo la soo saaray…


Waxaa goor dhoweyd la soo saaray isku aadka tartanka Champions league ee xili ciyaareedka 2018/19.

Waxaa loo qeybiyey sideed group iyadoo group-ka C iyo H oo isku beegmay kooxo aad u adag.

Lama saadaalin karo kooxda ugu dambeyn qaadi doonta, iyadoo sanadihii ugu dambeeyey la arkayey kooxo la dhayalsan jiray noqdeen kuwa hadda laga baqo, la arki doonee.

Shabakada Wararka

hagaag.com

info@hagaag.com

 

Advertisements
About Admin (5413 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: