Advertisements
Wararka

Al-Shabaab oo sheegtay raggii shalay ku toogteen Jilib uu ka mid ahaa sarkaal MI6…


Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in raggii ay shalay ku toogteen magaalada Jilib uu ka mid ahaa saraal ka tirsanaa sirdoonka wadanka Ingiriiska ee MI6.

Guddoomiyaha gobolada Jubooyinka ee ururka Al-Shabaab Maxamed Abu Cabdalla ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in Shanta ruux ee toogashada lagu fuliyey magaalada Jilib uu kamid ahaa Cawaale Axmed Maxamed oo 32 jir ah kaasoo u basaasayay sirdoonka MI6.

Sidoo kale guddoomiyaha Jubbooyinka ee Al-Shabaab ayaa sheegay in saddex kamid ah raggii ay toogteen ay u basaasayeen dowlada Maraykanka ayna caawinayeen diyaaradaha duqeymaha ka fuliya saldhigyada Alshabaab halka qofka afaraadna uu ahaa sirdoon u shaqeynayay dowlada Soomaaliya.

Dowladaha Soomaaliya,Maraykanka iyo Britain ayaan ka hadlin dilka raggan ee lagu eedeeyay inay sirdoon u ahaayeen.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4996 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: