Advertisements
Wararka

Ha’yadda Nabadsugida oo garoonka Aadan Cadde u qabatay lacag been abuur ah…


Ciidamada Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku qabtay shabakad ka shaqeysa fal dambiyeedka lacag dhaqida dollarka madow iyo sameynta dollar been abuur ah.

Sida lagu qoray barta Twitter-ka ee NISA ayaa lagu sheegay in labo ka mid ah kooxdaas gacanta lagu haayo, laguna daba jiro kuwa kale.

Waxaa kaloo Hey’addu sheegtay in Mudane ka tirsan Baarlamaanka Federaalka uu u sahlay shabakadaas gudbinta garoonka, isla markaana galka baarista ee Shabakadda uu arrintan u gudbinayo hey’adaha sharciga ee ku shaqada leh, si tallaabo looga qaado.

Dowladda Soomaaliya ayaa fal dambiyeed u aqoonsatay lacag dhaqida, iyadoo Bishii February ee sanadkii 2016 uu saxiixay sharciga lacag dhaqida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaddib markii uu Baarlamaankii 9aad uu ansixiyay sharcigaas bishii December ee sanadkii 2015, waxaana sharcigaas uu qaatay muddo sanad ah oo ay ku howlanaayeen Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Maaliyadda.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4996 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: