Advertisements
Wararka

Mareykanka oo shaaca ka qaaday in ay saraakiil dembi baarayaal u direen Turkiga…


Madaxweynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday in saraakiil ka tirsan dembi baarayaal u diray magaalada Istanbul ee Turkiga.

Isaga oo warfidiyeenada la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in saraakiishan oo aqoon u leh dhanka baarista ay qeyb ka noqon doonaan baadi goobka loogu Jiro saxafiga u dhashay Sacuudiga oo markii ugu war danbeysay booqday Qunsuliyada Sacuudiga.

Jamal Khashoggi,ayaa dowlada Turkiga sheegtay in markii ugu wardanbeysay uu galay qunsiliyada taasi oo dhalisay in wariyaha badqabkiisa rajo yar laga muujiyo.

Mareykanka ayaa sheegay in saraakiishan baarista ah ee uu u diray Turkiga ay si wadajir ah ula shaqeyn doonaan baarayaasha wada baadi goobka Jamal.

Hadalkan Trump ayaa imaanaya maalin kadib markii xukuumada UK ay sheegtay in Sacuudiga ay ka dooneyso in uu kala cadeeyo halka uu ku maqan yahay saxafiga.

Guud ahaan wadamada caalamka ayaa isha ku haya waxa ka soo kordha xaalada saxafiga raqdiisa iyo ruuxdiisa lagu la’yahay magaalada Istanbul.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4989 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: