Advertisements
Wararka

Wadaad kirishtan oo Mareykan ah oo ku xirnaa dalka Turkiga oo la sii daayay…


Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa wadaad diinta kirishtanka faafiya oo Mareykan ah ku heshay dambi argagixisanimo, hase yeeshee xukuntay in labadii sano ee uu xabsiga ku jiray ay la macno tahay inuu waqtigiisa qaatay oo uu dalka ka bixio karo.

Xariga Andrew Brunson ayaa xiisad diblomaasiyadeed ka dhex abuurtay xukuumadaha Ankara iyo Washington. Xukunka maanta ayaa waddada u xaaraya in Brunson uu ku laabto dalka Mareykanka.

Kadib markii lasii daayey, ayaa madaxweyne Donald Trump waxa uu sheegay in Brunson uu dhowaan kusoo laaban doono Mareykanka.

Qaar ka mid ah warbaahinta ayaa khamiistii weriyey in maamulka Trump uu xukuumadda Ankara kula heshiiyey in laga qafiifiyo cunqabateynaha dhaqaale, taa beddelkeedna lasii daayo Brunson.

Xigasho/VOA

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4996 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: