Advertisements
Wararka

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo shaaciyey in ay furayaan jidadka xiran ee Hirshabeelle…


Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka Midowga Africa AMISOM ayaa shaaciyay howlgal lagu furayo jidad muhiim u ah gargaarka Bani’aadannimo deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan.

Gaar ahaan jidadka leysku furayo ayaa isku xira degmooyinka Beledweyne iyo Jalalaqsi oo adag tahay xiligan in leysaga gudbo, waxaana howlgalkan uu muhiim u yahay sidii sahyada gargaarka loo gaarsiin lahaa dadka u baahan.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa horay u sheegay dhawaan in ciidamada Soomaaliya ay ka kala bilaabeen howgallo Baladweyne iyo Balcad, waxa uuna xusay in ay isugu imaan doonaan deegaanka Fiidow.

Gobolka Hiiraan ayaa ka mid ah deegaannada ay go’doomiyeen xoogagga Al-shabaab oo caqabad ku ah isku socodka degmooyinka ay maamusho dowladda Soomaaliya.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4996 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: