Advertisements
Wararka

Dunta iyo cirbadda aan isla doonaya iga kala durugsane ila dayday dalka waa inoo dhex…


Daljir aan dalxiis aadin baan ahay oo hadana daalan

Dulmiga waan arkaa waana dareemaa hadana cid aan kala doodo ma hayo

Dadkii dalkii duniyo cirbad aan isla doondoonayaa hadana waa iga kala durkaan

Duul shisheeye iguma soo degin, igumana soo duulin wlhi waa dagaalami lahaa

Ee dabka shidan iyo dulmiga waxaa loo adeegsadaa waa dadkeyga

Dunta iyo cirbadda aan isla doonaya iga kala durugsane ila dayday dalka waa inoo dhex

Dr. Gaas…

Advertisements
About Admin (6531 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.
%d bloggers like this: