Advertisements
Wararka

Labo qarax oo lagu weeraray Hotel iyo Maqaaxi bartamaha magaalada Baydhabo…


Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in labo qarax oo xooggan ay ka dhaceen abaarihii xilliga Maqribka.

Qaraxyada ayaa loo adeegsaday gaari iyo bombo gacmeed oo ka dhacay bartamaha magaalada Baydhabo, waxaa la sheegaya in Hotel caan ah iyo goob maqaaxi ah oo dadka isugu yimaadaan la weeraray.

Waxaa la soo sheegayaa inuu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay qaraxyada.

Xaalada ammaan ee magaalada Baydhabo ayaa aheyd mid wanaagsan, iyadoo labo sano ka badan aanay qaraxyo ka dhicin

Magaalada Baydhabo ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka bilowday olole doorasho oo ay wadaan Musharaxiin u taagan xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bisha soo socota dhaceysa.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4996 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: