Advertisements
Wararka

Waare oo sheegay in golaha Iskaashiga aan loo aasaasin inuu noqdo isbaheysi mucaarad ah…


Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka soo horjeestay go’aamadii u dambeeyay iyo shirarka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Nairobi, kaasoo ay la qaateen Beesha Caalamka.

War murtiyeed ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in go’aan kasta oo ka soo baxa shirarka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo aysan qeyb ka aheyn Hirshabeelle uu yahay mid sharci darro ah.

Sidoo kale waxaa war saxaafadeedka laga dareemayay inuu diidanaa magacaabida Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo lagu yiri inay ka arkeen baraha bulshada.

Waare ayaa si lama filaan ah uga hor-yimid hadafkii loo aas aasay sanad ka hor Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ee uu qeybta ka ahaa, isagoo caddeeyay Golaha aan loo aas aasin inuu noqdo isbaheysi mucaarad ah.

“dowlad goboleedka Hirshabeelle waxay ka soo horjeestaa wax kasta oo baal marsan hadafkii loo aas aasay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4996 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: