Advertisements
Wararka

M/weyne Xaaf oo soo gudbiyey liiska golihiisa wasiirada oo ka kooban 25 wasiir…


Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo mudo looga fadhiyay dhismaha golaha wasiirada Galmudug ayaa soo gudbiyay liiska 25 wasiir oo aan laheyn wasiiro kuxigeeno.

Magacaabista ayaa imaneysa xili uu jiro khilaaf wali u dhaxeeya madaxda dowlad gobolleedka Galmudug, waxaana ka maqan magaalada Dhuusa-Mareeb oo ay magacaabistan ka dhacday madaxweyne ku-xigeenkii maamulka iyo guddoomiyihii Baarlamaanka oo labadu-ba ku sugan magaalada Cadaado lana sheegay in xilka laga qaaday.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4997 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: