Advertisements
Wararka

Mid ka mid ah raggii wax ka abaabulay qaraxii ugu weynaa oo dil toogasho lagu fuliyey…


Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo Axad ah waxay dil toogasho ku fulisay mid ka mid ah raggii wax ka abaabulay qaraxii ugu weynaa ka dhaca magaalada Muqdisho.

Xasan Aadan Isaaq ayaa ahaa ninkii waday gaariga labaad ee ku qarxay agagaarka Isgoyska Dan-wadaagta ee degmada Wadajir, waxaana uu ahaa gaarigii labaad ee qarxay 14-ka October.

Ciidamada ammaanka ayaa gaariga uu ninkan waday ku qabtay bar Koontarool, iyadoo uu gaariga markii dambe qarxay.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa ninkan sanadkii hore ku xukuntay dil toogasho, maadaama uu ka mid ahaa dadkii ku lug lahaa qaraxyadii dadka faraha badan galaaftay.

Toogashada Xasan Aadan Isaaq ayaa lagu soo beegay Sanad guuradii koowaad ee qaraxii 14 October ee Isgoyska Zoobe, iyadoo maanta xusuus loo sameynayo dadkii ku dhintay qaraxaas oo ka badnaa shan boqol oo ruux.

Shabakada Wararka
hagaag.com
info@hagaag.com

Advertisements
About Admin (4989 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: